5.00
(1 Rating)

SQL Programming: From Basics to Advanced

Categories: DATABASE, SQL
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Baro SQL laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare! Koorsadan waxa ay ku bari doontaa sida loo abuuro, loo maamulo, loona baaro xogta iyadoo la isticmaalayo SQL, adigoo ku tababaranaya SQL Server iyo MySQL. Waxay ku habboon tahay bilowga iyo kuwa raba xirfad shaqo oo ku saabsan databases.

What Will You Learn?

  • Koorsadan ka dib, ardaydu waxay awoodi doonaan:
  • ✅ Fahamka fikradaha aasaasiga ah iyo kuwa horumarsan ee SQL
  • ✅ Abuurista iyo maareynta databases & tables
  • ✅ Qorista queries wax ku ool ah oo natiijo sax ah keenaya
  • ✅ Isticmaalka indexes si loo dedejiyo raadinta xogta
  • ✅ Maareynta transactions si loo hubiyo saxnaanta xogta
  • ✅ Samaynta backups iyo soo celinta xogta
  • ✅ La shaqaynta SQL Server iyo MySQL phpMyAdmin

Course Content

01 Introduction to Databases and SQL
Faham waxa database yahay, farqiga u dhexeeya data iyo information, iyo muhiimadda SQL.

  • 01 INTRO SQL
    09:25
  • 02 INSTALLING SQL SERVER
    08:28
  • 03 OPENING SQL SERVER
    07:15

02 SQL Basics & DDL
Baro syntax-ka SQL, abuurista iyo beddelidda database iyo Tables.

03 Data Manipulation Language (DML)
Ku daris, cusboonaysiin iyo tirtiridda xogta Tables ku jirta.

04 Querying Data with SELECT (DQL)
Soo saar xogta adigoo adeegsanaya SELECT, WHERE, ORDER BY iyo LIKE.

05 Aggregate Functions
Isticmaal COUNT, SUM, AVG, MIN iyo MAX si loo soo koobo xogta.

06 SQL Constraints
Ku dabaq xeerar sida PRIMARY KEY, FOREIGN KEY, CHECK iyo DEFAULT.

07 SQL Relationships
Abuur xiriir 1:1, 1:N iyo M:N adigoo isticmaalaya keys.

08 SQL Joins
Ku biiri xog ka kala timid jadwal kala duwan adigoo adeegsanaya INNER, LEFT, RIGHT, FULL JOIN.

09 Advanced SQL
Baro Subqueries, Views iyo Indexes si loo wanaajiyo queries.

10 Transaction Control Language (TCL)
Maamul transactions adigoo isticmaalaya COMMIT, ROLLBACK iyo SAVEPOINT.

11 Backup and Restore
Kaydi oo soo celi database si looga hortago luminta xogta.

12 Graphical Uses of SQL
Isticmaalka SQL iyada oo loo marayo tools graphical ah sida SSMS GUI.

13 MYSQL ON XAMPP

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
JC
2 weeks ago
BEST